U bood nuxurka

Galab

Ka Wikipedia
Image
Galabtii
Image
Galab, Parambikkulam, Kerala, Hindiya

Galab (Af Ingiriis: evening; Af Carabi: مساء) waa galinka dambe ee maalinta waana xiliga dharaarta ku xiga, ilaa gabalku uu ka dhoco, sida soomaalidu u taqaan, wadamo badan baa galabka u yaqaan wixii ka bilowda 6 ama 11 galabnimo ilaa laga gaaro saq dhexe. Galabtu waa wakhti ka mid ah maalinta taasi oo ku beegan ka hor intaanay cadceedu dhicin. Galab waxaa ka soo horjeeda Subax.